Sheeko
dhab ah ka dhacday g/sh/dhexe gamada jowhar
waa sheeko jaceyl ah ku dhacday wiil layiraahdo jabuuti happy waxa uu ku nolaa casimada dalka somaliya ee muqadisha durbadiiba waxa uusooo kacay g/sh/dhexe dagmada jowhar waxa ku nolaa eheladiisa waxa uuka dagnaa dagmada jowhar xafada 3aad malin malmaha, ka mid asigooo usocdo kubad ama banooni waxa uu meel dheerka arkay gabar isla markisa waaa uu socad boobsiyay waxa una ka daba tagay gabadhii waxa uu ku yiri haye walasha see tahay ?jawb waan ficanahy lakn, adi see tahay ? waxa uu ku dhahay asna waan iska ladanahy lkn ka wrn hadaan isbarani wll sare wax
a aay ku tiri dhib malahan waxa barashadu waa sheey qaaali ah, leeysku sheegay magacyada haye abaayo magacaa waxa aay ku tiri nastexo oky aboowe adnamagacaa waxa uu ku dhahay jabuuti happy kaftan ayaa dhax maray marka loo shegay magaca .waxa aayku tiri ma igu cusba cml jabuuti happy wayoo waan maqlay ee ma adi baa aboowe mcne. Waxa galay jabuuti happy dareenkii mid kasii badan waxauu yiriasagoo dhoola cadeey naayo haa apaayo waaani happy cml.oky apoowe mcne barasha wanagsan. lkn sug apaayo isheeg tell ka ga cml. Waxa aay ku tiri nimanka ma siiiyo talefon keeyga cml abooowe. Waxan kusameey naa waxa aad ku qanac san tahay waxan iska kaa dhigaa gabar cml abaayo, nasteexa waxa aay isku qaaado kor waxa aay siiisay tell kii ay u diiday. Marka uu ka qortay ayuu ku yiri abaayo waan ku dahiyay waan sii baxaa cml wana is sa soo waceeynaa cml apaaayo?waxa aay ku tiri waa yahay apoowe qeeyr bdan.jabuuti happy madareemi kartid sida uu noqday jabuuti happy waxa ka bad badatay farxad waxa uu tagay garoonkii oo usocday ciyaartii ayaaba sii dhamaneeysa waxa lagaray habenkii jabuuti happy waxa uu sootelefon gareeyay nasteexa waa ay ka qabatay waxa ayna ku tidhi waa kuma? Waxa uu ku yiri waa naf ku jeceyl waa jabuuti happy.aboowe mcne sorry see iitahayna,waxa sii galay dareen waxa dhax maratay sheeko xisa badan ileeyn waa dad is radinayay, abooyo mcnto wlhi waxan ku jclhy six ad dhaaf ah.waxa aay ku tidhi apoowe maka dhabba haa mcnto waa iga dhab waxa leeys balamiyay habeen kii labaad waxa leeys dhaf sadaysalantii nastexa ayaa ku tiri Malaga yabaa in waxa aan dareemaayo yahay jaceylkii dhabta ahaa eee buugagta keliya lagu xusi jitay? Mise aniga ayey ii sawiran tahay in dunida xagaga keliya dhadhan iyo macaanba ka leedahay? Happy Waxa uku yiri jaceylku waa sida xidigaha waxa loo saadaaliyaaa sida riyada nolosha,waxa loo hagaajiyaa sida nolosha tan iyomarkii aan adiga ku arkananolosheyda oo idiladigaa milkiyey. Ana waxan jclhy inan haga jino jcylka mcnto Nasteexa waa aay ku tidhi wlhi naftaa dhira galisay haiga dheraan adigaa leh
No comments:
Post a Comment