Monday, 14 December 2015

Wasiir Xog badan ka bixiyay dagaalkii Gaalkacyo iyo Gumeysiga Qarsoon ee daaha gadaashiisa ka Hagaya iyo Sadaasha Xornimo..

Dagaal maalamo yar socday waxa Yeelo Maal iyo moodba xoogan Dhaliyeey ayaa wuxuu ka dhacay Magalada Gaalkacyo .Sabababta kicisay Wadado puntland dhisayday Galmudugna Diiday lagu Macneyeey . Waxaase ka Qodo dheera suaalo iyo dareeno badan oo kala duwan ayaana ka yimid .
Dareenkaygu Kuwaas ayuu ka Mid Yahay Aaminsan Coladdu wado kaweyn. Sikastaba ha Ahaatee yaa wada dagan Maxay ku kala duwan yihiin Tariikhda in yar ila Milicsada .inkasto dhinac ka soo jeedo hadana waxaan isku dayi doonaa inaan dicaayada iyo waran jirin adeegsado . Waxanse jeclahay inaan farta ku fiiqo .
Kaladuwanaanta dadka dagan . Konfurta Waxaa dagan galmudug Waqooyiga waxa dagan puntland . Sikale hadan u dhigo konfur waxaa dagan dad aaminsan inay Gobonimodoon Somaaliyeed yihiin Marwalb a na ay Naftooda u huraan Difaaca Dalka diinta iyo sharafta somaliyeed . Gumeysiga Necebyihiin waligood Necbaayeen .
Halka xaga waqooyiga ay amin san yihiin in ay ilbax galo iyo Shisheeye si loo la saaxiibo yaqanaan dawladnimada ay dugsadaan Markay sidaastahay .in kooban aan ifiyo waxa waraarkaas ka jira.
Laba magac oo looyaqaan ayaan adeegsanaa baraxley iyo suusacley oo ah caano dhay lis ah oo tuhun in biyo lagu daray laqabo macnuhuna yahay barax . Iyo suusac oo ah caano weel ku raagay meel fog in laga keenay astaan u ah .
Magaca Yada Baraxley iyo Suusacley waa Magacyadii Hore ee loo Aqoon Jiray Labada Qaybood ee Hada ay ka Kooban Tahay Gaalkacyo Hadan Si Kale u iraahdo Waa Koonfurta iyo Waqooyiga oo ay ka kala Arimiyaan Galmudug iyo Puntland
1 talyaniga waxa keenay suusacley ..puntland
2 talyaaniga waxaa cayrshay baraxley…galmudug
3 ciidamada shisheeye ee maanta waxa keenay suusacley
4 ciidamo shisheeye kuwii ugu weynaa waxaa cayriyeey  Koonfurta Gaalkacyo
5 balan bale iyo galdogob amxaaro suusacleybaa keentay
6dawladdii kacaanka oo lamahdiyey waxaa rereyeey oo inay reer ahaan u cinqilaaban bilaabay suusacley 8
Waxa diiday oo difaacay baraxley 9federalka wareersan waxa xanbaarsan suusacley 11waxadiidan oo fashilindoonta baraxley Qodobadas iyo in kaloo is huwan ama ana gaarin markaan isku darsaday waxaa qiimeyn ku sameeyeey dagalka miyir laaneed ee hadda gaalkacyo ka jirta.
Waxaana Xaqiiqsaday dagaalka inay wadaan gumeysi soomaliya inuu qabsado ugogol xaaraya . Sahana ku ah kuwii waligood diidanaa iyo kuwii waligood rabay awoodooda . Sarakiil iyo dad ajnabi iyo somaali ah oo gumeysiga wax la qiimeeyeey waxay u muuqatay inay wali jiraan gobonimodoonkii xoogna leeyihiin gaalo raacyadu si kastoo loo garab istaago waxaa ka hiiliyeey ciidda iyo diinta dalka iyo dadka Waxaana ay galkacyo Astaan u noqondoontaa in somaliya xoriyadeeda xagsato ama dib loogumeysto .
Magacyadaasi aan Kor ku soo Xusnay  waxa ay ahaayeen magacyo waa hore la adeegsan  jiray inkastoo hada laga baxay adeegsiga magacyadaasi  waxaana dadka qaarkood ay magacyadaasi u adeegsadaan xumaan iyo kala faquuq dadka wada dhashay ee gaalkacyo wada dagan .
gunaanudkii gaalkacyo in dagaal   uu mar kale ka qarxo  cid dani ay ugu jirto ma lahan  labada dhinac waxaa dadka gaalkacyo ay dan ugu jirta in ay aayahooda ay ka tashtaan oo loo adeegsan shaati dagaal oo la doonayo dadka wada dhashay in la isku diro si loogu mar marsiyoodo arimo siyaasadeed oo dad gaar ah ay dani  ka leeyihiin
colaadda hada taal ayaana labadas ah tii adkaata soomsli noqonaysaa waayo waa bilowga iyo dhamadka somaliya kalkacyo waana sameysaa soomalida wixii galkacyo kadhaca si kaweyn gobolada kale :Sikastaba Hada Gaalkacyo Xaalkeedu Waxa ay u Egtahay Mid Dagan inkastoo Wali Dadka ay Ka Cabsi Qabaan in Magaalada Gaalkacyo ay dib dagaalo uga Qarxaan gaar ahaan degano hoos taga Gaalkacyo sida Godad , iyo degano kale oo Gaalkacyo  Hoos taga halkaasi oo ay wada dagan yihiin dad walalo ah oo wiil iyo abtigii ah oo deganadaaasi wada daga.

No comments:

Post a Comment