Tuesday, 8 December 2015

Maamulka & Shaqaalaha Idaacada Asal oo Hambalyo Tahniyad Dhalasho Diraya

Maamulka & Shaqaalaha Idaacada Asal oo Hambalyo Tahniyad Dhalasho Diraya



Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Asal ee Magaalada Jowhar ayaa waxey dirayaan Tahniyad Dhalasho waxaana ay kala yihiin dadka Hambalyada diraya:-
  • Aadan Xuseen Daa’uud

  • Cabduqaadir Maxamed Iimaan

  • Safiyo Axmed Cifoow

  • Xasan Cabdullaahi Cabdulle

  • Cumar Shiikh Xuseen

  • Abshir Isaaq Siidoow

  • Farxiyo C/raxmaan Xasan

  • C/risaaq Maxamed Cumar

  • C/qaadir C/raxmaan Ibraahim

  • Abshir Muuse Salaad

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Idaacada Asal waxay Tahniyad Dhalasho Ah udirayaan Wariye Cusmaan Cabdalla Cusmaan (Caga-dahab) iyo Xaaskiisa Qamar oo wiil ugu dhashay 2 December 2015 Degmada Jowhar,wiilkaasi waxa loo bixiyey C/shakuur Cusmaan Cabdalla,waxaan leenahay allaha kaa dhigo mid dalkiisa,dadkiisa iyo diintiisa Anfaca insha allah.
———-AAMIIN———-AAMIIN————AAMIIN————–

No comments:

Post a Comment