Fanaanadda Soomaaliyeed oo Si Qiyaano ah Aydoo Ka Qarinaysa Saygeeda Fanka Ugu Jirtay Ayaa Fashilantay Kadib Markii Laga Dhaadhiciyay In Hadii Ay Jirkeeda Soo Qaawiso uusan Aqoon San Karin Saygeeda
Fikradaasi Fashilantay Waxaa Ka Dhaadhicyay Fanaanadda Kaamiriistihii Ka Duubay Muuqaalka Waana Ku Dhiiratay In Ay Muuqaalkaasi Soo Sameyso
Maalmo Yar Kadib Markii Muuqaalkaasi La Baahiyay Ayaa Waxaa Aqoon Saday Saygeeda Kadiba Caro Iyo Qeylo Kadib Furay
No comments:
Post a Comment