DHAMBAALKA
IYO SALAMAHA
Tahniyad dhalasho
ah waxa diraaya hoyo ashkiro gutaale cabdulle Aayo Raxmo gutaale
abdulle(jiitaleey) Aayo Raaxo gutaale abdulle Hoyo faduma salaad iyo ilhaan
axmed yuusuf reer axmed yuusuf dhayoow iyo reer mahamed geedi
muna axmed maxamed
fartuun xaaji
mustalifa c/laahi yaanyo
iyo boosteyo cabdullaahi faqay
kama
marna kooxda f.c al-baadir oo kala aha
1:c/fitaax ali dable
2:Kabtan maxamed
maxamuud xasan (madaxey)
3: c/casiis maxamud xasan (ramza
4:farxan axmed yusuf (xidig)
5:muqtaar axmed luunge
6:mustaf maxamud xasan ( mastaana)
7: mahad xuseen ( cagaweyne)
8: liibaan cali (suldaan faroole)
9:yasiin jeeri
10:c/qani
yuusuf colloow (abaana)
11: c/raxmaan
toshoow (TOOSHKA)
Dhamaan asxaabta
fc al-abaadir
kama marna ta tawa baraha koxda f.c al-
abaadir maxamed abdi xasan (xaqa)sidoo
kale gadoomiyaha f.c al abaadir axmed
mahamed cumar waxa aay tahniyad dhalasho u dirayaan cuud maxamed geedi iyo seey geeda maxamed c/laahi yaanyo oo ugu dhalatay gabar
waxana loo baxshay suheeyla
Mohamed c/laahi waxa aayna ku
dlhalatay dalka Kenya ee casimada Nairobi
habeenkii xalay ee taladada sacadu mar ka aay ku beegneed 1: 23.am taariiqda aay ku beegneed 12/9/ 2015
Waxa nu lee nahay
abti sooo bar baaaar naqo tiii dalka iyo diinta anfacdo
No comments:
Post a Comment