Adduunyada orod maahan ee fekir iyo waxa lagu kala tagey Aragti dheer,waxa uga goleeyahay Warkeyga in Dunidu hormar badan laga gaaray ganacsiga,caafimaadka iyo waxbarashada.
Dalka Isku taga Imaaraatka Carabta ayaa waxa uu ahaa Caalamka dabaqa ugu dheer in Magaalada Dubai uu ku yaallay waana Daarta la yiraahdo Burji Khaliifa.
Hadda waxa socota Dabaq kaasi ka dheer in la dhiso waxaana uu labo boqol ft ka dheeraan doonaa Daarta Burji khaliifa waxaana hadda laga dhigayaa Magaalada Jiddah Ee Dalka Sacuudi Carabiya.
Waxa ku baxeysa baa la yiri lacag dhan labo bilyan oo dollarka mareykanka,waxaana uu noqon doonaa Kingdom Tower midka ugu dheer dabaqyada Caalamka.
No comments:
Post a Comment