Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furay Shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan & Shabelaha Dhexe.
Daawo Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furay Shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan Sh/Dhexe.
Madaxaweynaha ayaa sidoo kale xariga ka jaray Eleboorka magaalada Jowhar.
“degdeg kusoo dhisa Maamulka ,anaga ka dowlad ahaan waxaan balanqaadeynaa inaan garabkiina taaganahay idinkuna caawin doono dhismaha maamulkaasi”ayuu yiri Madaxweynaha.
Xarunta uu shirka ka fumay waxaa goob joog ka ahaa madaxda Gobolada Maamulka loo dhisayo ,ergooyinka shirka iyo mas’uuliyiin Dowlada ka socda wasiiro iyo Xildhibaano.
Furitaanka shirka wixii war ah ee ka soo kordha wararkeena danbe ayaad kaga bogan doontaan Insha Allaah.
No comments:
Post a Comment