Monday, 4 January 2016

Daawo Sawirada Ciidamo itoobiyaan ah oo ka degay Magaalada Kismaayo.

Ciidamadan oo ay soo daabulayeen diyaarado UN.ka leeyahay ayaan si rasmi ah loo ogeyn tiradooda, waxaana soo dhaweyntooda ka qeyb qaatay madax ka tirsan maamulka Jubbaland, saraakiisha ciidamada Kenya iyo waliba saraakiil ka socota ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.
Ciidamada gaaray Kismaayo ayaa noqonaya qeybtii ugu horeysay ee Ciidan Itoobiyaan ah oo toos ugu dego Magaalada Kismaayo waxaana warar hoose ay sheegayaan in malmaaha soo socda la dhameystiri doono.
Ciidamadan ayaa waxa ay badaleen ciidamada Sierra leone ee halkaasi isaga baxay bishii Janaayo ee sanadkii tagay (2015).



No comments:

Post a Comment